Wehel wa podacdst aan idin kula wadaagi doono mawaadiic la xidhiidha caafmadka maskaxda , daryeelka nafta,bogsashadeeda iyo fahankeeda. Dhgaysi wacan.
…
continue reading
1
Sidee naftaada ula hadashaa?
21:08
21:08
Toista myöhemmin
Toista myöhemmin
Listat
Tykkää
Tykätty
21:08
Xalqadan waxaan kaga hadlay naf lahadlka iyo saamaynta uu ku leeyahay caafmaadka maskaxdeena iyo talaabooyinka ayn qaadi karno si ayn u badalno qaabak ayan nafteena ula hadalno. Dhagaysi wacan Social media Youtube : Wehel podcastKirjoittanut Juweria ismail
…
continue reading
1
Qoraalka iyo caafmaadka maskaxda - journaling
18:08
18:08
Toista myöhemmin
Toista myöhemmin
Listat
Tykkää
Tykätty
18:08
Xalqadan waxaan kaga hadlay qoraalka iyo samaynta uu ku leeyahay caafmaadka maskaxdeena. iy o sida aan u isticmaali karayno qoraalka si aan kor ugu soo qaadno caafmaadka maskaxdeena. Qoraal(journaling prompt): https://bit.ly/3KrQaDF Day One app : Day One Journal App Social Media Youtube - https://youtube.com/@wehelpodcast…
…
continue reading
Xalqadan waxan idin kula wadagay sida ayn u bilabi karyno aqbalida waxyabaha aynan wax ba ka badali karaynin iyo samaynta aqablitanku ku leeyahay caafmadka maskaxdeena Dhagaysi wacnKirjoittanut Juweria ismail
…
continue reading
xalqadan waxaan idinku la wadaagay maraynata daremahena iyo samaynta ay inagu leedahay hababka kala duwan ee ayn dorano inaan isticmaalno. Dhagaysi wacanKirjoittanut Juweria ismail
…
continue reading
1
side loo dareema dareemahaga?
10:34
10:34
Toista myöhemmin
Toista myöhemmin
Listat
Tykkää
Tykätty
10:34
xalqadan waxaan idinku la wadaagay muhimada ay ino leeyhiin dareemeheenu iyo talaabooyinka aad qaadi karto si aad u bilawdo inaad naftadda u ogalato inaad dareento. Dhagaysi wacanKirjoittanut Juweria ismail
…
continue reading
1
Caafmaadka maskaxda - Mental Health
15:27
15:27
Toista myöhemmin
Toista myöhemmin
Listat
Tykkää
Tykätty
15:27
xalqadan waxaan kaga hadlay caafmaadka maskaxda iyo hab fikiro iyo caadoyinka ka caawin kara inaad dar yeesho caaf madka maskaxdada. Dhagaysi wacanKirjoittanut Juweria ismail
…
continue reading
Wehel wa podacdst aan idin kula wadaagi doono mawaadiic la xidhiidha caafmadka maskaxda , daryeelka nafta,bogsashadeeda iyo fahankeeda. Dhgaysi wacan.Kirjoittanut Juweria ismail
…
continue reading